Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net

 



              

Bridging the gap!

 

 

   Home | Forum |Subax wanaagsan | Dhacdooyin | Waraysiyo | Contact Us
 
Xaajo.com: Somaligalbeed news provider in the net
Main Menu
Wararkii ugu dambeeyay | Latest News
Maqaal

 


 

 

 

»Qalbi Dumay: Ma illawdaa waxaad ilawday, Lacagtaadase ma ka carartey!!.11 May 2008
XOL: Maanta iyo Barnaamijka Qalbiga Dumay waxaan kusoo qaadeynaa sida caadadu ahayd waxyaabaha la xidhiidha halmaanka iyo maskaxda maydhanta ee bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan waddamada ree galbeedka. " Anigu waxyaabo aad u badan ayaan illoowey oo Qalbigaygu wuu dumey, balse waxaaba iiga sii daran waxaana xasuusin karin waxii aan iloobey waxuu ahaa".. Read More          Faalada warka(0)

»Dhamac: Gabay Cusub oo ay Rooda Afjanno ka tirisey muwaadhiniinta Tigreega loo loogey.11 May 2008
Nin waliba dhul waa leeyihiyo kob uu ku dhaataaye.
Hadii lays dhex mari waayo oo dhoorka la is gooyo.
Dhito subag ah lama hela hayiyo dhayda caanaha’e.
Dhir magooshay iyo nabadu waa dheeha aadmiga e.
Da ku dhimata mooyee colaad wiil ku dhalan waaye.
Dhaayaha bal fura meel sokaad dhawraysaan waliye........
Read More          Faalada warka(0)

»Ibraahim Xaad oo Maxkamadda horteeda la waayey wax ku caddeeya danbiyaha lagu soo oogey..08 May 2008
Waxaa baryahanba ka socotay magaalada Jigjiga Dacwadda lagu soo oogayo Ibraahim Xaad iyo Rag kale oo muddooyin u xidhnaan jiray Maamulka Degaanka, Ragga kale oo Ibraahim Xaad Maxkamadda lala soo taagay ayaa waxaa ka mid ahaa Fowzi Cali Cabdi oo isaga ay Maamulka Degaanku ku eedeeyeen inuu ka dambeeyay falal ka dhacay Degaanka.
Read More          Faalada warka(0)

»OGEYSIIS: OGADEN HUMAN RIGHTS COMMITTEE CONFRENCE.08 May 2008
Waxaa dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan kuwa deegaanka Ogaadeenya lala socodsiinayaa shir aad u sareeya oo lagaga hadki doono tacaddiyada iyo xadgudubyada joogtada ah ee lagu hayo shacabkaas aan waxba galabsan. Shirkan oo ay ka hadli doonaan aqoonyahanno aad looga qaddariyo una dooda xaquuqda gobolka Ogaadeen ayaa ah mid loosoo agaasimey laguna soo bandhigi doono cilmi baadhis badan iyo xaaladaha bani'aadamnimo ee ka taagan dhulkaas. Haddaba meesha, goorta iyo waliba qiimaha lagu galayo waxey yihiin: Read More          Faalada warka(0)

»Qalbiga Dumey: Waligaa Balankaaga Sanad ma kadib dhacdey mase ka hortmartey.07 May 2008
XOL: Barnaamijka Qalbiga Dumey maanta waxaan idiinku heynaa labo dhacdo oo ay akhristayaashu noo soo direen. Waligaa miyaad ballan laguu qabtey sanad iyo bil ka hormartey ama ka dib dhacdey. Walise Ilmahaaga banaanka intaad istaajisey albaabka ma ka xidhatey oo dabadeedna ma iloowdeyba ilmihiina ma iska tagay.? Labadan qiso oo kuwa naxdin iyo layaabba leh waxaa keeney Qalbiga ku dumey Qurbaha ee..... Read More          Faalada warka(0)

»Beesha Awrtable oo cambaareysay Falkii foosha xumaa ee Puntland.07 May 2008
kadib markii ay beeshu aragtay falalka foosha xun ee uu ku kacayo maamul goboleedka Puntland, ee lagu dhiibayo dadka kasoo jeedo deegaanka Somali galbeed (ogadenia), ayna ku kaceen shaqsiyaad mansab ku raadsanayo shacabka aanan waxba galabsan, kuwaas oo aanan xeerinayn Somalinimo, islaamnimo, xigto dhaqan iyo dhiig toona. kadib markii uu maamul goboledka Puntland uu weerar aan kala go' lahayn laguna soo qab-qabanyo dad aanan waxba galabsan uu kula kacay, waxay beeshu soo saartay go'aamadan. Read More          Faalada warka(0)

»Cabdirashiid Xidig " Annagaa Matalla beesha Absame meelkasta oo ay joogto, waxeyna xaq u leeyihiin iney ku noolaadaan meesha ay doonaan dalka Soomaaliyeed.".06 May 2008
XOL:Idaacadda VOA ee saldhiggeedu yahay dalka Maraykanka ayaa waxey maalintii shalay daadihisiy dood dheer oo u kusaabsaneyd dadki ay maamulka Puntland ay u gacanta galiyeen dawladda Ethiopia. Dooddaas oo ay ka qaybgaleen dhawr ruux oo ay kamid yihiin Xildhibaan C/rashiid Xiddig, Adm Maxamed Cumar Cismaan iyo Cadde Muuse waxaa qaybinayay Haaruun Macruuf. Read More          Faalada warka(0)

»Dawladaha Jabuuti iyo Ethiopia oo ku shiraya magaalada Jijiga.06 May 2008
Caasimadda Degaanka Soomaalida ee Jigjiga ayaa waxaa maanta ka furmay Shirkii 16aad ee Guddiga Xuduuda Itoobiya iyo Jabuuti, Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay Wafdi heer sare oo ka socday Dalka Jabuuti oo iyagu shalay galinkii dambe soo gaadhay Magaalada Jigjiga.
Read More          Faalada warka(0)

»Beesha Biciidyahan:Cambaarayn falkii lagu iibsaday Halgamayaashii jamhada Xoreynta.05 May 2008
"Waxaan umada soomaaliyeed la socodsiinaynaa in bulshada beelaha reerbicidyahan ay aad uga xunyihiin falkii foosha xumaa ee puntland ay ugu gacan galisay ethopia masuuliyiintii Jamhada Xoraynta ONLF, taas oo ka bayrsan sharciga diinta islaamka iyo Qawaaniinta caalamiga ah. " Qoraal dheer oo Canbaareyn ah oo naga soo gaadhey Afhayeenka beelaha Biciidyahan Maxamed Axmed Cabdalla oo baaq u diray maamulka Puntland iyo beelaha dagaba. Qoraalkiina waa sidan: Read More          Faalada warka(0)

»Danahaaga!: Waa Barnaamij cusub oo Xaajo.com bilaabeyso!.05 May 2008
Danahaaga waa barnaamij cusub oo aan ku eegi doono cadaalad darada dunida aafeysey iyo dhibaatada haysata umadda bogan xaajo u adeegayay 5tii sano ee u danbeysey. In shacabkaas la dilo, la xidho lana baabi'yo waa DANAHOODA iyo maxaa iga galay marka la eego sida ugu talo galka ee dunidu isaga indha tirtey tacaddigan qarniyada jirsadey ee umaddu ku nooshahay. Waxaan haddaba barnaamijkan kusoo qaadan doonaa mucjisooyinka dunida. Sawirkani waa Daayeer lagu magacaabo Kessi Hooyadeed waxey ku weydey dhibaato ka taagan dalka Indoneesiya waxaana loo raadinayaa lacag iyo xoolo lagu daryeelo. Inagana Danaheena!
Halkan ka akhriso Qoraalkan. Dabadeed Waa DANAHAAGA!
          Faalada warka(0)

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 71 72 73 74 75 76 77 78 79 80 81 82 83 84 85 86 87 88 89 90 91 92 93 94 95 96 97 98 99 100 101 102 103 104 105 106 107 108 109 110 111 112 113 114 115 116 117 118 119 120 121 122 123 124 Next >>

   

 

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 


 
   

Copyright ©2006 Xaajo.com Designed by Somalitech.com