|
Safiirka Maraykanka ee Itoobiya iyo madax sare oo ka tirsan hay’adda USAID oo Booqday xafiiska SAAD ee Godey ... 29 Jul 2011 |
Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo safiirka Maraykanka ee Itoobiya Donald E. Booth ayna kamid ahaayeen madax ka tirsan USAID sida; Jason D. Fraser kuxigeenka Madaxa USAID-Ethiopia, John Graham lataliyaha arrimaha istraatiijiyadda, Maxmed Cabdinuur u qaabilsanaha arrimha xoolo dhaqatada, ayaa booqasho ku tagay magaalada Godey, wafdigan ayaa jadwalka booqashadooda waxaa ku jiray inay la kulmaan Madaxda hay’adda SAAD iyo inay arkaan wax soosaarka Beerta barwaaqo oo ay gacanta ku hayso iskaashatada Salaam.
Read more ..
|
|
Sheekh Axmed Aadan Huriye oo ku geeriyoodey magaalada Dhanaan ... 13 Jul 2011 |
XOL:Innaa Lillaahi Waa Innaa Illaahi Raajicuun: Rabbi naxariistii jano ha ka waraabiyee waxaa magaalada Dhanaan ku geeriyoodey Sheekh Axmed Aadan Huriye oo ahaa imaamkii iyo sheekhii magaalada Dhanaan. Sheekh Axmed Aadan Huriye oo ahaa sheekh aad looga yaqaano deegaanka ku xeeran magaalada Dhanaan ayaa lagu aasey isla magaalada Dhanaan iyadoo... Read more ..
|
|
Jaaliyadda Qurba-joogta reer Baali (Sallaxaad, Lagahida iyo Hargeysa Yarey-Raaso) ee Waqooyi Ameerika. ... 13 Jul 2011 |
Taarrikhdu markay ahayd July 12th 2011 waxaa kulan khadka Telephon-ka ah (Teleconference) isugu yimid dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada Qurba-joogta reer Baali (Sallaxaad, Lagahida iyo Hargeysa Yarey-Raaso) ee kunool Waqooyi Ameerika. Shirkan oo ahaa mid aan caadi ahayn wuxuu ahaa mid ay keentay xaaladda murugsan ee maanta deegaanku ku jirto waxaana lagaga hadlay sidii shacabka looga samatabixin lahaa colaada sokeeye ee dabada dheeraatey, midaas oo sii korodhay kadib intii la Read more ..
|
|
Shirkii Jaaliyadda Minesoto iyo Waftigii Qoraxay, UK oo si wanaagsan kudhamaadey ... 11 Jul 2011 |
Shirka jaaliyada Minnesota ee Dowlad deegaanka Somalida Ethiopia oo si baaladhan looga soo qayb galay ayaa kadhacay magaalooyinka mataanaha ah ee Twin Cities,MN, U S. hotelka caanka ee Sheraton, Minneapolis W. Shirkaas oo si aad uqiimo badan loosoo agaasimay bulshada qaybaheeda kala duwana ay kasoo wada qayb galeen iyagoo buux dhaafiyey hoolka hotelka ee shirka lagu qabanayey,ayaa waxaa lagaga hadlay .. Read more ..
|
|
Nabad iyo Hormar:Waftigii Qurbajoogta ahayd ee ree Dhagaxbuur oo si diiran loo soo dhaweeyey ... 01 Jul 2011 |
XOL:Wafti balaadhan oo uu hoggaaminayay General Cabdiraxmaan Khaliif Dhicis oo ay weheliso fanaanadda da'da yar ee Nimco Dareen iyo muwaadhiniin qurba joog ah oo kasoo jeeda gobolka Dhagaxbuur ayaa gaadhey magaalada Dhagaxbuur iyagoo si diiran oo kal iyo laab ah magaalada Dhagaxbuur aysan u kala hadhin waxaaana foodda si kal iyo laab ah isku salaamay qurba joogtii iyo guri joogtii ree Dhagaxbuur. Read more ..
|
|
Part 1:Do you know Geele: The young boy from Waddankii and his Life.? ... 30 Jun 2011 |
Geele was very cautious, careful little boy and the only child in his family. Geele wakes up and quickly grabs his stick by the end and rests it on his shoulder while he is mentally contemplating where to take the camel each morning. His dad has already waked up before him, milked the camel and prepared Geele’s breakfast before he sets off the camel to the bush for graze. Read more ..
|
|
|
|