XOL:Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jijiga ayaa sheegaya in baryahan danbe ay caasimaddu xiliga habeenkii ah ay mugdi noqotey koronto la aan darteed. Sidoo kale magaalada Diridawa ayaa iyana ay saameysey koronto la aantan taasoo hakad ku keentey dhaqdhaqaaqa iyo ganacsiga dadweynaha ku nool magaalada Jijiga iyo magaalada Diridawa. Read
MoreFaalada warka(0)
PORT ELIZABETH : Shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Easteern cape ee dalka koonfur afrika ayaa xalay iskugu yimid xafladd aad iyo aad u qiimo badan oo lagu xusayo 1da,luulyo ee sannadkan 2009.Taariikhdaas oo ku began xiligii la qaatay xoriyadda goboladda koonfureed iyo midowgii labadda gobol ee waqooyi iyo koonfur laguna aas aasay dowladda soomaaliyeed. Read
MoreFaalada warka(0)
XOL: Waxey ahayd 22kii bishan June sanad hore markii uu geeriyoodey Illaahay ha u naxariistee Sheekh Ibraahim Cabdalla oo kamid ahaa halyeyadii umadda Ogaadeenya ee qarnigii inaga tagay. Waxaan soo qaadanaynaa labo qiso oo aan ku baahiney bogga Xaajo.com oo aan ugu magacdarney ISAGOO KALE MA DHALAN. Read
MoreFaalada warka(0)
In an effort to stay informed about developments in the Ethiopian Ogaden, also known as Somali Region, I met in Washington on June 9 with representatives of one wing of the Ogaden National Liberation Front (ONLF). They were Salahdin Abdurahman Maow, chairman of the Supreme Council of the ONLF, and Abdiwali Hussein Gas, director of social and diaspora affairs. The meeting was cordial and informative for me. See the picture below. Read
MoreFaalada warka(0)
PORT ELIZABETH: Shir eey iskugu yimaadeen dhamaan xubnaha uruurka dhalinyaradda nogbeed,(UDN) oo la aas aasayay 20-06-2008, Oo ka dhacay magaaladda port Elizabeth ee gobolka Eastern Cape ee dalka koonfur afrika , Shirkan ooy is kugu yimaadeen wax garadka & dhalinyaradda gobolka nogbeed ee ku sugan dalka koonfur afrika oo looga gul lahaa wax qabadka guud ee gobolka nogbeed ee dalka soomaali galbeed... Read
MoreFaalada warka(0)
XOL:Maalinta Qaxootiga aduunka oo lagu xusay Gobalka western Cape ee dalka South Africa iyo jaaliyada Ogaden Somali Community of South Africa oo ka qayb gashay iyagoo Ruxayay Calanka Ogadenia. Waxay ahayd Sabti 20 ka bisha june 2009 Dunida in teeda badan ayaa laga xusayay maalinta Qaxootiga aduunka waxaan ka kicitimay xaafad ka mid ah magaalada Cape Town oo aan ku noolahay.... Read
MoreFaalada warka(0)